
Hadaynu is urursano
waxaynu kabadbaadi karaynaa dhibaatooyin farabadan oo ay kamidyihiin
Qabyaalada ,dagaalka sokeeye ,waxbarashalaaanta haysata
,dhalinyaradeena, shaqolaaanta ,qaadka,iyo horumumarla,aanta dalka.
Ka dib markii qof walba oo qurbejoogaaba uu arkay dhibaatada iyo
aayaxumida ay leedahay dal la
aantu qofwalibana jecelyahay dalkiisa
inuu ku laabto oouu ku qaato
noloshiisa xikta ama danbe,ognahayna in keli
unoolaansh, horumar la,aanta ay
leedahay ,Danta gaarka ahna ay taguudi
ka fiicantahay
ayaaa waxaanu isku
daynay inaynu is urursano oosi guud
wax uwada qabsano hadaba hadii aynu
nahay dhalinyaradii soomaliland
maanta dalkeenii nin waliba waa
arkaa heerka uumaray
ama sida uu yahay waxase dhiman
kaalinteenii ,markaa akhriste nagu soo
biir oo noo sheeg fikradahaaga
iyo waxaad kaqabto .Ogowna in
>ururku uu yahay mid cusub oo hada hana qaadaya
aasaasna ah , gacmo wada jirkeenay ku wax goyn karaan